Lamaane News Network – Somalia & Worldwide Coverage

Warka Gudaha

Wasiir Fiqi oo qaabilay Safiirka UK ee Soomaaliya

23/08/2026 - 22:11:47
0 Comments
98
Staff Reporter
Muqdisho (Lamaane.net) - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Danjire Charles King.

Ra'iisul Wasaaraha oo ka war-doonay Warbixinta Wax-qabadka Dowladda

23/08/2026 - 14:04:13
0 Comments
66
Staff Reporter
Muqdisho (Lamaane.net) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagay Xarunta Diyaarinta Warbixinta Wax-qabadka Xukuumadda DanQaran 2022–2026, taasi oo lagu dhex diyaarinayo Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo horumarinta…

Taliska booliska oo ka shiray amniga guud ee dalka

21/08/2026 - 19:43:00
0 Comments
55
Staff Reporter
Muqdisho (Lamaane.net) - Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyay kulanka todobaadlaha ah ee hoggaannada, qeybaha iyo fadhiyada madaxa-bannaan oo looga hadlay amniga guud ee dalka.

Wasiir Fiqi oo qaabilay Safiirka Pakistan

20/08/2026 - 12:00:10
0 Comments
71
Staff Reporter
Muqdisho (Lamaane.net) - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Aqsa Nawaz.

Ciidanka XDS ee xarunta u ah Xudur oo la dhiirrigeliyay

18/08/2026 - 23:04:56
0 Comments
72
Staff Reporter
Xudur (Lamaane.net) - Taliyaha Guutada 9-aad ee Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, G/le Ciise Jeelle Isaaq, iyo Taliye Ku-xigeenka Guutada, Dhamme Cilmi Aadan Isaaq, ayaa kormeer iyo dhiirrigelin ugu tagay cutubyo ka tirsan Guutada 9-aad oo fariisin ku leh duleedka degmada Xudur, xarunta…

Soomaaliya oo Daahfurtay Istaraatiijiyadda Isdhexgalka Gobolka

11/08/2026 - 23:26:23
0 Comments
80
Staff Reporter
Muqdisho (Lamaane.net) - Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta furay shirka ka-baaraandegidda Istaraatiijiyadda Qaran ee Isdhexgalka Gobolka oo diiradda saaraysa isku-xirka dhaqaale, ganacsi iyo kaabayaal ee Soomaaliya iyo dalalka gobolka,…

Kumaandooska Danab oo howlgal ka fuliyay Tooratoorow

16/07/2026 - 22:11:26
0 Comments
202
Staff Reporter
Muqdisho (Lamaane.net) - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, ayaa howlgal qorsheysan oo burburin ah ka fuliyay degmada Tooratoorow, iyo deegaannada Caliyoow Baarow, Doonka iyo Farsooley ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Madaxweynaha oo tababbar milatari u soo xiray ciidanka XDS

11/07/2026 - 19:22:29
0 Comments
111
Staff Reporter
Muqdisho (Lamaane.net)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Jimcihii, 10-ka Luulyo, tababbar u soo xiray saraakiil iyo saraakiil-xigeenno si guul leh u dhammaystay waxbarashadooda milatari ee Dugsiga Tababarka ee TURKSOM ee magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha oo xariga ka jaray Taliska ilaalada Madaxtooyada

10/07/2026 - 02:41:21
0 Comments
94
Staff Reporter
Muqdisho (Lamaane.net) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray dib u dhis iyo casriyeyn ballaaran oo lagu sameeyay Taliska guutada ilaalada Madaxtooyada iyo madaxda qaranka ee 77 ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Taliyaha booliska oo dhagax-dhigay saldhigga Masagawaay

07/07/2026 - 15:41:16
0 Comments
99
Staff Reporter
Masagawaay (Lamaane.net) - Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi, ayaa deegaanka Masagawaay ee gobolka Galgaduud ka dhagax dhigay saldhig booliis oo laga hirgelinayo deegaankaas si loo xoojiyo amniga iyo adeegyada dowladda.

Madaxweynaha oo dhagax-dhigay waddo laga dhisayo Beydhabo

07/07/2026 - 02:03:57
0 Comments
101
Staff Reporter
Beydhabo (Lamaane.net) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu weheliyo Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay dhismaha waddo laami ah, taasi oo isku xiri doonta Gegidda Diyaaradaha…

Madaxweynaha oo ka qeybgalay dabaaldegga Kowda Luulyo

01/07/2026 - 23:59:37
0 Comments
106
Staff Reporter
Muqdisho (Lamaane.net) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabadda weyn ee xuska 66-guurada ka soo wareegatay maalintii taariikhiga ahayd ee 1-da Luulyo, oo ku beegan xorriyaddii Gobollada Koonfureed iyo midowgii labada gobol ee Waqooyi iyo…

Keydka cajalada Radio Muqdisho oo la danabaynayo

09/06/2026 - 13:57:45
0 Comments
791
Staff Reporter
Muqdisho (Lamaane.net) – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta daah-furay dib u habeyn yo dayactir lagu sameynayo keydka Radio Muqdisho, si loo dardar-geliyo badbaadinta iyo casriyeynta dhaxalka maqalka ee…

Dowladda Soomaaliya oo qaban-qaabinaysa xuska maalmaha xorriyadda

08/06/2026 - 16:01:57
0 Comments
760
Staff Reporter
Muqdisho (Lamaane.net) - Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali ayaa caawa ku guddoomiyay caasimadda Muqdisho kulanka koowaad ee Guddiga qaban-gaabada xuska Maalmaha…
Madaxweynaha oo shir-guddoominaya kulanka wadajirka ah ee Taliyeyaasha heer qaran iyo Wasiirrada KGS.

Madaxweynaha oo shir-guddoomiyay Taliyeyaasha ciidamada iyo Wasiirrada KGS

07/04/2026 - 19:24:11
0 Comments
235
Staff Reporter
Beydhabo (Lamaane.net) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Hoggaamiyaha KMG ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil C/rashiid Xaaji Cabdi ayaa magaalada Beydhabo ku guddoomiyay, shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada Dowlad Goboleedka Koonfur…