28/07/2021 - 09:39:44
0 Comments
15977
Staff Reporter
Faaruuq Alqaasim oo asalkiisu ka soo jeeda dalka Ciraaq, heystana dhalashada Norway , kuna takhasusay Cilmiga shidaalka, kaalin balaaranna ka qaatay soo saaridda shidaalka Norway ayaa qoray qormo aragti fog xambaarsan oo uu ugu magacdaray "Maalgelinta caqliga".