Ra'iisul Wasaaraha oo guddoomiyey Sanduuqa Maaraynta Masiibooyinka
Muqdisho (Lamaane.net) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Sare ee Maamulka Santuuqa Qaran ee Maareeynta Khataraha Masiibooyinka, kaasi oo lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan xaaladda Abaaraha…

