Madaxweynaha oo kormeer shaqo ku tegay Dekedda Muqdisho
Muqdisho (Lamaane.net) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud , ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Dekedda magaalada Muqdisho, halkaasi oo uu ugu kuurgalay horumarka ka socda kaabeyaasha dhaqaalaha ee dalka iyo qorshayaasha lagu casriyeynayo adeegyada dekedda.

