Lamaane News Network – Somalia & Worldwide Coverage

Staff Reporter

Staff Reporter represents the Lamaane News Network editorial team. All articles are produced under strict editorial and fact-checking standards. For inquiries, contact lamaane@lamaane.net or lamaanenet@gmail.com

Wasiir Fiqi oo qaabilay Safiirka UK ee Soomaaliya

23/08/2026 - 22:11:47
0 Comments
83
Staff Reporter
Muqdisho (Lamaane.net) - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Danjire Charles King.

Dufanka caloosha iyo saamaynta uu jirka ku leeyahay

23/08/2026 - 21:48:05
0 Comments
51
Staff Reporter
Dad badan ayaa taga goobaha jimicsiga iyagoo doonaya inay yareeyaan dufanka ku urura caloosha, hase yeeshee qaarkood si dhab ah uguma baraarugsana hababka saxda ah ee looga hortagi karo ama lagu dhimi karo dufankaasi.
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS)

Horjooge ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay Cali Gaduud

23/08/2026 - 14:24:42
0 Comments
55
Staff Reporter
Muqdisho (Lamaane.net) - War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in labo ka tirsan ciidamada Macawiisleyda deegaanka Wargaadhi ay galabnimadii 21-ka Agoosto 2026 deegaanka Tawakal, oo qiyaastii shan (5) KM u jirta Cali Gaduud ee gobolka…

Ra'iisul Wasaaraha oo guddoomiyey Sanduuqa Maaraynta Masiibooyinka

23/08/2026 - 14:15:14
0 Comments
61
Staff Reporter
Muqdisho (Lamaane.net) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Sare ee Maamulka Santuuqa Qaran ee Maareeynta Khataraha Masiibooyinka, kaasi oo lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan xaaladda Abaaraha…

Ra'iisul Wasaaraha oo ka war-doonay Warbixinta Wax-qabadka Dowladda

23/08/2026 - 14:04:13
0 Comments
55
Staff Reporter
Muqdisho (Lamaane.net) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagay Xarunta Diyaarinta Warbixinta Wax-qabadka Xukuumadda DanQaran 2022–2026, taasi oo lagu dhex diyaarinayo Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo horumarinta…

Taliska booliska oo ka shiray amniga guud ee dalka

21/08/2026 - 19:43:00
0 Comments
42
Staff Reporter
Muqdisho (Lamaane.net) - Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyay kulanka todobaadlaha ah ee hoggaannada, qeybaha iyo fadhiyada madaxa-bannaan oo looga hadlay amniga guud ee dalka.

Golaha Wasiirrada oo ka hadlay amniga iyo dhaqaalaha

20/08/2026 - 12:47:57
0 Comments
54
Staff Reporter
Muqdisho (Lamaane.net) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo la xiriira dhaqaalaha, amniga iyo difaaca dalka.

Wasiir Fiqi oo qaabilay Safiirka Pakistan

20/08/2026 - 12:00:10
0 Comments
59
Staff Reporter
Muqdisho (Lamaane.net) - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Aqsa Nawaz.

Madaxweynaha oo guddoomay warqadaha 7 safiir

19/08/2026 - 23:04:03
0 Comments
58
Staff Reporter
Muqdisho (Lamaane.net) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga Danjirenimo kaga guddoomay safiirro cusub oo ka socday Toddobo dal.

Taliyaha ciidanka dhulka oo kormeeray Teedaan

18/08/2026 - 23:10:25
0 Comments
95
Staff Reporter
Beledweyne (Lamaane.net) - Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi "Gen. Khaalid" ayaa gaaray aagga deegaanka Teedaan ee Gobolka Hiiraan, isagoo booqday difaacyada hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Ciidanka XDS ee xarunta u ah Xudur oo la dhiirrigeliyay

18/08/2026 - 23:04:56
0 Comments
62
Staff Reporter
Xudur (Lamaane.net) - Taliyaha Guutada 9-aad ee Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, G/le Ciise Jeelle Isaaq, iyo Taliye Ku-xigeenka Guutada, Dhamme Cilmi Aadan Isaaq, ayaa kormeer iyo dhiirrigelin ugu tagay cutubyo ka tirsan Guutada 9-aad oo fariisin ku leh duleedka degmada Xudur, xarunta…

Soomaaliya oo Daahfurtay Istaraatiijiyadda Isdhexgalka Gobolka

11/08/2026 - 23:26:23
0 Comments
71
Staff Reporter
Muqdisho (Lamaane.net) - Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta furay shirka ka-baaraandegidda Istaraatiijiyadda Qaran ee Isdhexgalka Gobolka oo diiradda saaraysa isku-xirka dhaqaale, ganacsi iyo kaabayaal ee Soomaaliya iyo dalalka gobolka,…

Somalia Unveils National Regional Integration Strategy

11/08/2026 - 23:23:58
0 Comments
84
Staff Reporter
Mogadishu (Lamaane.net) - Federal Government of Somalia opened a review of its National Regional Integration Strategy in Mogadishu on Tuesday, August 11, focusing on stronger economic, trade and infrastructure connections with neighboring countries.

Madaxweynaha oo kormeer shaqo ku tegay Dekedda Muqdisho

29/07/2026 - 19:21:19
0 Comments
79
Staff Reporter
Muqdisho (Lamaane.net) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud , ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Dekedda magaalada Muqdisho, halkaasi oo uu ugu kuurgalay horumarka ka socda kaabeyaasha dhaqaalaha ee dalka iyo qorshayaasha lagu casriyeynayo adeegyada dekedda.

Ra'iisul wasaaraha oo qaabilay Taliyaha Booliska Jabuuti

16/07/2026 - 23:08:30
0 Comments
112
Staff Reporter
Muqdisho (Lamaane.net) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Boliiska Dowladda Jabuuti, Col, Cabdiraxmaan Cali Kaahin, oo booqasho ku yimid dalka.

Wasiirka Gaashaandhigga oo socdaal ku jooga Urdun

16/07/2026 - 22:55:22
0 Comments
119
Staff Reporter
Amman (Lamaane.net) - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho ku jooga Boqortooyada Urdun, ayaa booqday Xarunta Tababbarka Ciidamada Gaarka ah ee Boqor Cabdalla II (King Abdullah II Special Operations Training Center – KASOTC), halkaas oo…

Kumaandooska Danab oo howlgal ka fuliyay Tooratoorow

16/07/2026 - 22:11:26
0 Comments
188
Staff Reporter
Muqdisho (Lamaane.net) - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, ayaa howlgal qorsheysan oo burburin ah ka fuliyay degmada Tooratoorow, iyo deegaannada Caliyoow Baarow, Doonka iyo Farsooley ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Tarabuunkii Qaranka oo loo rogayo goobo ganacsi iyo nasiinno

14/07/2026 - 22:19:05
0 Comments
128
Staff Reporter
Muqdisho (Lamaane.net) - Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Ayuub Ismaaciil Yuusuf iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta si wadajir ah u dhagax-dhigay mashruuc…