Lamaane News Network – Somalia & Worldwide Coverage

Super Admin

Shir ka dhacay Laascaanood oo looga hadlay amniga

14/01/2026 - 14:55:29
0 Comments
280
Super Admin
Muqdisho (Lamaane.net) - Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta guddoomiyay shir amni oo ka dhacay magaalada Laascaanood.

Golaha Wasiirada oo laalay dhammaan heshiisyada lala galay Imaaraatka

13/01/2026 - 22:13:31
0 Comments
259
Super Admin
Muqdisho (Lamaane.net) – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan uu guddoominayey Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa lagu buriyay dhammaan heshiisyadii iyo is-afgaradyadii ay Dowladda…

Saaxiibada Caalamka oo taageeray Shirka doorashooyinka ee beri ka furmaya Muqdisho

21/05/2021 - 23:18:01
0 Comments
4624
Super Admin
Muqdisho (Lamaane.net) - Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka oo kala ah Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Belgium, Canada, Denmark, Jabuuti, Masar, Itoobiya, Midowga Yurub (EU), Finland, Faransiiska, Jarmalka, Urur-Goboleedka (IGAD), Ireland, Talyaaniga, Japan, Holand, Norway, Poland,…
James Swan

Ergeyga QM oo cambaareeyay weerarka Al shabaab ee Bariire iyo Awdheegle

04/04/2021 - 19:57:11
0 Comments
801
Super Admin
Muqdisho (Lamaane.net) - Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya (SRSG) ahna Madaxa Howlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), Mudane James Swan, ayaa cambaareeyay weeraradii shalay lagu qaaday fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay…

Galmudug oo maxkamadeysay kaluumeysato ajaanib ah

30/03/2021 - 19:14:03
0 Comments
4197
Super Admin
Dhuusamareeb (Lamaane.net) - Maxkamadda Gobolka Mudug ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta xukuntay kaluumeysato u dhashay dalka Yemen, kuwaa oo lagu soo eedeeyay in si sharci-darro ahi kaga kalluumeysanayeen biyaha xeebaha u dhexeeya Degmooyinka Hobyo iyo Xarardheere ee Gobolka Mudug.

Qaramada Midoobay oo Galmudug ku wareejisay qalabka neef-siinta

30/03/2021 - 18:40:42
0 Comments
4303
Super Admin
Dhuusamareeb (Lamaane.net) - Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shalay billaabay ololaha talaalka COVAX iyadoo tallaalkaasi ay qaateen Madaxweyne Kuxigeenka Dowlad Goboleedka, Cali Daahir Ciid, Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, Maxamed Nuur Gacal, iyo Wasiirka Caafimaadka, Dr. Cabdiwali Cabdullaahi Jaamac,…