Lamaane News Network – Somalia & Global News

Kartoon ku saabsan Siyaasadda guuldaraystay ee Madaxweyne Uhuru Kenyatta ku hoggaamiyay Kenya

by: Super Admin | Wednesday, 20 January 2021 17:42 EAT
0 Comments
5511
Farshaxaniiste: Amiin Caamir
Farshaxaniiste: Amiin Caamir
Sawir gacmeedku waxa uu muujinayaa dameer jiidaya gaari hoggaankiisu hayo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, kaasoo si tartiib tartiib ah ugu sii libqaya biyo fariisin, taasi oo la micno ah inuu ku guuldareystay inuu dalkiisa ku hoggaamiyo waddada hagaagsan.

Qodobo La xiriira


Faallo ka bixi