Lamaane News Network – Somalia & Worldwide Coverage

Socdaalka Madaxweynaha ee Laascaanood oo xoojiyay midnimada

by: Website Editor | Monday, 19 January 2026 22:10 EAT
0 Comments
328
Muqdisho (Lamaane.net) - Safarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, uu ku tagay magaalada Laasacaanood, xarunta Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari, ayaa ahaa safarkii ugu horreeyay ee Madaxweyne Soomaaliyeed halkaasi ku tago muddo 40 sano kaddib.
Safarkan ayaa xambaarsanaa guulo taariikhi ah iyo dhacdooyin muhiim ah, kuwaas oo kor u qaaday wadajirka, nabadda, iyo horumarka gobolka, isla markaana xoojiyay xiriirka Dowladda Federaalka iyo maamulka Waqooyi Bari.

Lamaane News Network | For inquiries: lamaane@lamaane.net | About Us

Related Items