Lamaane News Network – Somalia & Worldwide Coverage

Puntland oo ku dhawaaqday inay ka qeybgalayso shirka wadatashiga

by: Staff Reporter | Sunday, 26 December 2021 19:20 EAT
0 Comments
3747
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni,
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni,
Garoowe (Lamaane.net) - Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa ku dhawaaqday in ay diyaar u tahay ka qaybgalka shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu hoggaamiyo Ra'iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble.
Qoraal ay faafisay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in Dowlad Goboleedka Puntland ay caddeynayso in ay diyaar u tahay qabashada doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka si waafaqsan heshiisyadii Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu gundhig u yahay heshiiskii 17 September, 2020.

Lamaane News Network | For inquiries: lamaane@lamaane.net | About Us

Related Items