Ra'iisul wasaare Rooble iyo Beesha Caalamka oo ka wada hadlay khilaafka Doorashada
Muqdisho (Lamaane.net) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta oo talaado ah xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay Wakiilada Beesha Caalamka.

