Lamaane News Network – Somalia & Worldwide Coverage

Diiradda

Sacuudiga oo ka hortagay weerar gantaal oo Xuutiyiintu ku qaadeen

28/02/2021 - 00:35:29
0 Comments
4237
Super Admin
Riyadh (Lamaane.net) Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay Caawa in ay ka hortagtay weerar gantaal iyo shan diyaarado aan duuliye lahayn oo qaraxyo ku rakibnaayeen oo lagu weeraray Caasimadda Riyadh iyo goobo kale, waxa ayna ku eedeysay in duqeymahaasi ay ka dambeysay kooxda Xuutiyiinta…

Beesha caalamka oo ku baaqday hirgelinta doorashada

24/02/2021 - 01:04:02
0 Comments
1181
Super Admin
Muqdisho (Lamaane.net) - Saaxiibbada Soomaaliya ee beesha caalamka waxay ugu baaqayaan dhamaan saxiixayaasha heshiiskii 17kii Sebtember inay si deg-deg ah isugu yimaadaan si loo dhamaystiro hirgelinta hannaanka doorashada, iyadoo laga amba-qaadayo howshii ay qabteen Guddiga Farsamada ee ku kulmay magaalada…